Home  |  Somali Music  |  Chat Room  |  Discussion Forum  |  About Us  |  Contact Us February 09 2010 14:50:23
Navigation
Muxadaro Video
Tacsi
Hambalyo
Quran
History
Dictionary
Photo Gallery
Online Games
Search
Download
Live Arab TV
Entertainment
Music
Hot Hits Non Stop (new)
Somali Movies
Download music
Somali music video
Arabic Music
Heeso Qaraami
Heeso Wadani
Maqal iyo Muqaal
Live Radio
Laanta Afka Somaliya

  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • BBC Somali 04:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
  • Live Qur'an Radio
  • 24 hr Live Qur'an
Random media








Somali Links
Somvid.com8171
African Videos18339
Banadir24.com23720
Bclub19.com17058
Aayatiin.net11895
Addacwah.com9016
Afdheer.com5548
Aflax.net10143
Afrodigg.com2843
Alimuse.com3838
Alixzaan.com8760
Allbanadir.com7991
Allceeldheer.com16471
Allpuntland.com30883
AllWariye.com5250
Aminarts41191
Arts Osman5586
Awdalnews.com5405
Banaadiri9670
Banadir City13149
Banadircity.net9242
Banooda.com3108
Baraawepost.com10189
Baydhabo.com5794
BBC Somali23427
Bclub19.co.uk2050
Bishaaro.com10193
Biyokulule.com6398
Boocame.com4915
Boqolsoon.com8014
Bulshoweyn.com10053
Buqaqable.com4152
Buurhakaba.com7141
Buurweyn.net6978
Cadaado38637
Calayaale.com14395
Ceelbaraf.net4581
Ceelbuurnet.com14251
Citymanandvan1735
Coscompany.com1780
Daafeet.com736
Daarulcilmi.com3921
Dalkanews.com51684
Dayniile one19191
Dayniile.com62565
Deeyoo.com11610
Dhagaxtuur.com12106
Dunidaonline128
Duruus.com1744
Furqanshop.com3937
Gbcsom.net1836
Gedonet.com15240
Gedoweb.com7782
Gendershe.com3473
Gobeey.com6722
Gobolada.com7867
Gololey.com4073
Halgan.net27058
Halganka.net12338
Hamarey.com21516
Hambalyo.com7634
Hanoolaato.com6128
Hiiraan.com36061
Hiiraannet.com6265
Hilaaci.com10514
Hillaac.net40281
Hobyo-one9275
Horseedmedia.net3674
Huriwaa.com24031
Ilbax.com3684
iQraSomali.com10954
Irinnews4645
Jammaame8129
Janaale.com5759
Jilibweyn.com15510
Jowhar.com58921
Jowharnews.com10581
Kaambooni.net7628
Kacdoon.com16629
Kafaalo.com3258
Kulmis.com6533
Laasqoray.org310
Lasanod.com611
Maktabada.com5451
Markacadeey.com12697
Markacadey.co.uk8305
MarkaCadey.Net15263
Markanews.com8513
MarkaTV.Net6054
Mo University3483
Mudug online8133
Muslimwomens8060
Oodweynenews83
Qorahay.com6237
R free Somalia6490
R Laascaanood14231
Raxanreeb.com3874
Saakow.com2999
Safari Phone5294
Saxafada.com5990
Sclub19.com8172
Shaaciye.com10962
Shingaani.com8819
Silgor.com11175
Solanetwork.com4075
Somadic.com3391
Somali refu Yemen4606
Somali Video10251
Somali wide4557
Somali411.com2086
Somalia24.com1207
Somaliad.com161
Somaliaswiss10125
Somalideaf.org3258
Somalifans.net2766
Somalilandpress2268
Somalilandvoice13
Somalimarriage437
SomaliMonitor.com2065
SomaliOz.com7623
Somaliswiss.net6849
Somaliweyn.com33109
SomLove.com13288
Somsports.com5348
Soomaalida Maanta7872
SoomaaliNews31747
Sufi24.com223
Unhs.us3747
Waaberistudio17376
Waagacusub.com26537
Waamonline.com1163
Waayaha.net14555
Wardheernews7349
WarQabad.com6591
Webld.net3795
Widhwidh.com16049
Xamarcade9022
Xamarnews.com5799
Xogsheeg.com9103
Yaaqshid.com13668



Heesta Maanta : Sharwixii aha... - AJ Abdiqadir Djibouti
Hambalyo

Waxan halkan oga hanblayan Abuukar Cabduli Shiikh Xasan iyo Hibo Yusuf Shiikh Xasan anigo aha Abukar Caynte Ceente Cade waxan idin leyhay gawar iyo caano wiil iyo caano rabina hadin ka dhigo kuwii isku waro uwad kheyr qabo ilaha din kale siiyo aamin aamin

Hambalyo waxaan halkaan oogu hambalyeynyna aroos ka iyo, aroosada Fartuun Aweys Sheekh iyo Maxamed Diiriye Qaalib oo dhowaan arooskooda ka dhacay magaalada susteren dalka Holland waxaan halkaan tahniyad iyo bogaadin oogu direyn dhowaan reer Aweys iyo reer Diiriye Qaalib mel walbo oo ay joogan qaasatan aabe Aweys iyo hooyo Xaliimo oo ku nool magaalada Muqdisho waxaana Ilaah oogu baryeyna arooska iyo aroosada in ay kala helaan ubad iyo cano ayna noqdaan qoyskii isku waara o bash bash iyo barwaaqo kunool Aamiin Aamiin

waxaannu dhamaantayo hadaannu nahay reer Baashe Xasan Cadde iyo reer Axmed Xayir kalana jooga Soomaliya, USA, UK, Austeraliya, Imaaradka Carabta, Switzerland, Kenya Iyo Qatar tahniyad iyo bogaadin halkan uga diraynaa Mudane Maxamuud Baashe Xasan Cadde iyo Marwo Ikraan Cali Geelle oo arooskoodii ka dhacay Habeenkii 30/07/08 Casimadda Nairobi ee dalka Keenya Waxaanuna Ilaahay idiinka rajaynaynaa si kalgacal iyo muxubo ku dheehantahay inuu idinka yeelo kuwii isku raaga ubad khayr qabana kala hela.. Amiin Amiin Amiin

Waxaan Hambalyo iyo Tahniyad halkan ugu soo gudbinaynaa Arooska iyo Aroosada Abukar C/llahi Sheikh Xasan & Hibo Yusuf Sheikh Xasan oo arooskooda ka dhacay Magaalada London ee Wadanka Ingiriiska maalintii Jimcada bishuna aheyd 25/07/08. Reex Halkaan
Anagoo kala ah:

-Abukar Ahmed 'Abukar shino', Fa'isa Mohamed iyo caruurtooda
-Abukar Cabdulqadir & Muna Xasan iyo caruurtooda
-Cabdicasis Abati & Sacdiya Xasan
-Cabdiraxmaan Haji & Hodan Cabdulqadir
-Xasan Naji
Reex Halkaan

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Cabaas Yaxya Suufi & Faatima Cumar Amiin

Sawiraha halkaan ka daawo

Hambalyo Hambalyo Anagoo kala ah reer Shaxshaxlow iyo reer Saciid Iimaan iyo reer Xaaji saalax iyo Maxamed Xuseen Meykal iyo Xaawo Xaaji iyo Sahra saciid iyo Maymuuna Dacmiin iyo Sumaya Jamaal Cali Xuseen waxeey Tahniyed iyo Hambalyo u diraayaan reer Xaaji Amiin iyo reer Xaaji Suufi Maxamed  oo Caruurtooda ku aqalgaleen wadanka Switzerland Magaalada Losanna taariikha oo ah 29/12/2007

Aabo Yuusuf Maxamed Shiikh, Hooyo Xaawo Maxamed Xasan, Aniso Yuusuf Maxamed iyo Ninkeeda iyo Caruurteeda, Abuukar Yuusuf Maxamed iyo xaaskiisa, Xasan Yuusuf Maxamed, Xuseen Yuusuf Maxamed, Caa'isha Yuusuf Maxamed, Muna Yuusuf Maxamed, Salma Yuusuf Maxamed iyo dhammaan Reer Yuusuf Maxamed Shiikh iyo inanka lagu magacaabo C/qaadir Cali Xuseen (Mr. Love Story) iyo Aweys Maxamed Buulle (Power Of Love) waxay Hambalyo iyo Bogaadeen u dirayaan  LUDFI SHARIIF MAXAMED IYO FOWZIYA YUUSUF MAXAMED  oo ku aqal galay magaalada muqdisho ee dalka somalia, maalinta khamiista oo ay taariikhdu ku beegneyd 19/07/2007, waxaynu dhammaan leenahay noqda kuwii isku waara, kuwii farxad iyo reyn-reyn qeybsan lahaa, kuwii far iyo faraanti noqon lahaa, kuwii ilaahey ubad kheyr ku deeqi lahaa.. Aamiin..

HAMBALYO
 WAXAAN HAMBALYO U DIREYNAA AROOSKA IYO AROOSADA
FARTUUN OMAR HASSAN IYO ABDULKADIR MAHAMED 
MEHERKOODA IYO AQAL GALKOODDA MAGALADA OOLBO DENMARK
ANAGOO KALA AH QOYSKA SHARIF ALI GEEL-DILE
QOYSKA XAGI CAYDARUUS (ALXAKIMI)
QOYSKA MAHAMED AHMED (ALHATIM)
QOYSKA XAJI HASSAN (ALHATIM)
RASHIID SHARIF ALI ( RASHID CAANOOLE )
HALIIMA MAHAMED CAYDARUUS ( ALXAKIMI )
AABE OSMAN AHMED ( ALHATIMI )
HOOYO ASHA CAYDARUUS ( ALHATIMI)
ADEER MUHIDDIN MAHAMED ALHATIMI )
ZEIN SHARIF DIBESHI ( ALMAHDAL )
WAXAAN AROOSKA IYO AROOSADDA EEBE UGU BARYEYNAA
UWAD QEYR QABA AYAGA IYO DADKOODA IYO DIINTOODA ANFACA
ANAGANA AAN LEENAHAY MAR KALE SHAHRU CASAL WACAN
AAMIIN AAMIIN AAMIIN YAA ILAAH

ANAGOO KALA AH
REER  SHARIF ALI GEELDILE ( AL-MAHDAL )
REER CAYDARUUS ( AL-HATIMI )
REER MAHAMAD AHMED ( AL-HATIMI )
REER SHARIF MAHAMED DIBESHI ( AL-MAHDAL )
REER SHARIF YAHYA ( AL-YAHYA )
REER SHARIF SHAMI  ( AL-MAHDAL )
RAASHID SHARIF ALI ( RAASHID CAANOOLE  )
HALIMA CAYDARUUS ( AL-HATIMI )
ZEIN SHARIF DIBESHI ( AL-MAHDAL )
FADUMO SHARIF ABDALLA
HOYO KHADIJA SHARIF YAHYA
HOYO FADUMO SHARIF ALI
WAXAAN TAHNIYAD KAL IYO LAAB U DIREYNAA AWEYS FAQI MAHAMED IYO AMINA MAHAMED HASSAN  MEHERKOODA  KA DHACAY MAGAALADA TICIS EE DALKA YEMAN TAARIIKHDA MARKEY AHEYD 23 JUN 2007 WAXAAN ILAAH UGU BARYEYNAA HORUMAR IYO BARWAAQO
AAMIIN AAMIIN AAMIIN

Hanbalyo waxaa halkaan hanbalyo ka tirayo dhamaan reer AHMED GEEDI CIYOOW oo kala ah Aabo ahmed geedi iyo Hooyo Salaado shillal 
  • ASAD AHMED GEEDI

  • QADIIJO AHMED GEEDI

  • SHAMSO AHMED GEEDI

  • YUSUF AHMED GEEDI

  •  Xabiibo ahmed Geedi

Wedding Present Online Gift Card

Marka hore waxaan ku bilaabayaa magaca eebe, marka xigtana anigoo ah Cali yare oona ku nool Dalka Uk. Gaar ahaan Magaaalada LONDON. Waxaan hallkaan bambalyo aan ugu dirayaa FAYSAL CUSMAN iyo LAYLA DAGAAL oo AROOSKOODA ka dhici doona Magaalada LONDON, xaafada Stratford.. Waxaan idin leeyahay noqda labadii isku waara, awlaad baarina kala helo. Alow guurkooda ka yeel kii ay ku nasteen iyo ku naaxeestaan. Waxaan kaloo Tahniyad u dirayaa Reerka ayka dhasheen Arooska iyo aroosada, gaar ahaan Aabo Dagaal Siyaad iyo Hooyo QAMAR CABDULLE oo ku sugan Magaalada Muqdisho iyo SHamso, Najma , sacdiyo, Oo ku wada nool Wadanka MAREEKANKA- (USA-) iyo Qadra dagaal oo ku nool wadanka EMARAADKA ( UAE) Maxamed Dagaal oo hadaan ku sugan Dalkeena hooyo.. Magaalada Muqdisho, iyo C/laahi Dagaal oo ku nool DALKA INGARIISKA magaalada London. Iyo Dhammaan waalidiinta iyo qaraabada oo aan halkaan lagu soo koobi Karin Waxaynu leenahay WIIL iyo CAANO GABAR IYO CAANO alow kasii Aamiin.....Aamiin

Hambalyo Hambalyo !!!!
 
halkan waxaan u hambalyaaneyna Hussen Abadir Hassan & Faisa Abdullahi Farah oo
uu meherkoodi ka dhacay magaalada Stockholm, Sweden maliinti 30/12 -2006
Waxaan leenahay ilaahay ha idiin siyaadiyo guurkiina shayrka leh. Jag o min familj
?nskar er de b?sta i livet m? ni ha ett liv l?ng me k?rlek o m?nga barn som vi s?ger
inom somaliskan....
waxaa idiin hambalyeeynaya Cabdiraxman & Hibaq iyo flickorna....Nytt och rykande
hett f?r Hotmail  Plus 1 gigabyte i e-postl?dan

Waxaan Halkan Hambalyo aan qiimaheeda lasoo koobi karin ugu hibeyneeynaa Aroos ka
Omar Shieklh Xasan & Aroosada aadka u qurxan Sidii Almaas ka oo kalana u dhalaaleyso
Waa Aziza Ahmed Mansoor. Oo Aqal kalkooda ka dhacay London 31/ 08/06
 Waxaana leenahay noqda ku wii isku waara ubad qeyr qabana kale hela ( AamiiN )

Asalaama caleykum, anigoo ah  Sahra Cismaan waxaan halkan hambalyo ku aadan maalinta ciidul adxa uga diraayaa umada Soomaaliyeed oo dhan meel kasta ay dunida ka joogaan gaar ahaan  dhamaan waalidkey,walaalehey asxaabteyda  meel kasta ay joogan waxaan leeyahay  ciidaan ciideeda alaha nagu gaarsiiyo  caafimaad, nabad, horumar, barwaaqo iyo baraare  insha alaah. Waxaan idin leeyahay kuwada ciidnay caafimaad san.

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO.
Waxaan Hambalyo iyo Tahniyad halkan ugu soo gudbinaynaa Arooska iyo Aroosada Axmed Baarbe Axmed (Fareey) iyo Canab Sh. Jaamac Garaad oo Nikaaxooda ka dhacay Magaalada Gaalgacyo ee Wadanka Soomaliya markay bisha ahayd 22/12/06.

Waxaa halkan Hambalyo iyo Tahniyad kadiraayo dhamaan ehelada qaraabada iyo Asxaabta Wiilka iyo gabadha is guursaday oo kale ah:


Caasho Baarbe Axmed iyo Caruurteeda
Bashiir Baarbe Axmed iyo Caruurtiisa
Saalaxo Baarbe Axmed iyo Caruurteeda
Wali Baarbe Axmed iyo Caruurtiisa
Bishaaro Baarbe Axmed iyo Caruurteeda
Eng Asad Baarbe Axmed iyo Caruurtiisa
Sahro Baarbe Axmed iyo Caruurteeda
Tina Aadan Axmed iyo Caruurteeda
Saalax Aadan Axmed iyo Xaaskiisa
Sakariye Aadan Axmed iyo Xaaskiisa
Maykal Aadan Axmed iyo Xaaskiisa
Maymuum Aadan Axmed iyo Caruurteeda
Ismaciil Xuseen Axmed iyo Xaaskiisa
Asad Xuseen Axmed iyo Xaaskiisa
Liiban Xusen Axmed
Fardowso Xuseen Axmed
Cabdiqaadir Salad Farey iyo Xaaskiisa
Axmed Guhad Salad Axmed iyo Xaaskiisa
Dahir Salad Axmed iyo Xaaskiisa
Cabdulaahi Salad Axmed
Cusmaan Cabdule dhaayoow
Muse Cabdule dhaayoow
Samaan Baarbe Axmed
Maryan Baarbe
Cabdi Casir Baarbe
Cabdinaasir Baarbe Axmed
Cabdu qaadir Baarbe Axmed
Deeqo Baarbe Axmed
Fartuun Baarbe Axmed
Cabduwahab Baarbe Axmed
Aadan Baarbe Axmed
Maxamed M. Axmed (Biikey) iyo Xaaskiisa
Ibraahim M. Axmed (Shaarkey) iyo Xaaskiisa
Qadiijo Maxamud Axmed iyo Caruurteeda
X/luul Maxamud Axmed
Maxamed Cabdulahi Faarax iyo Xaaskiisa
Farxiyo Cabdulahi Faarax iyo Caruurteeda
Axmed cabdulaahi Faarax
luul Cabdulahi Faarax
Nimco Cabdulahi Faarax
C/qadir Cabdulahi Faarax
Maxamud Cabdulahi Faarax
Cabdiraxman Cabdulahi Faarax


Cabdi rashiid Xasan Gedi
Fartuun Xasan Gedi iyo seeygeeda
Safiyo Xasan Gedi iyo Seeygeeda
Awees Milano
Dayax Ciise
Abuukar sheekaale
Maryan Cabdule Bahgari
Hidaayo Ceelbuur
Cabdi Tuurtare
Saadaq Cabdi Tuuryare
Bile cabdi kulmiye
Sahro xaaji
Cabdulahi Xaji
Axmadeey xaaji
Maxamed okeey
Digir golay
Caasho xasan gaab
Cabdi Casiis ruush
CabdiCasiis bidaar
Cabdi maxamed faarax
warsame maxamed gaagaale
Cabduqaadir murumuruq
nuur shiiq
Cabdulaahi genova
Cabdi fartuun geedi
Fardooso shiiq cumar
Maryan Xusen Maryan Keeyf
Xakiimo Milano
Cabdulaahi Dahabshiil
dayax Ciise
xakiimo dahabshiil
Cabdulaahi milaano
Ayaan Cali Xaashi
Amran Cali xashi iyo Caruurteda
Faisa Cali xashi
Muna Cali Xaashi
Sucdi Cali Xashi
C/Qalaq cali xashi
Cabdi Casiis Ruush
Nuur shiiq
Cabdiqadir Marko
Cade Dheere
Afeey wiilka sanadka
Axmadeey Dilixoow
Cali shiiq
Cabdi qaadir wadaad
Axmed Xasan
Walaal Xasan Cumar

Waxaa si gooni ah loogu hambalyeenayaa Aabo Baarbe Axmed Fareey iyo Hooyo Xaliimo Bahdoon Siyaad
Waxaa sidoo kale si gooni ah Loogu hambalyeenayaa Aabe Shiikh Jamac Garaad Hooyo Cibaado Warsame

Dhamaan Dadka aan kor ku soo magacawnay oo ku kala nool Canada, USA, Germany, Italy, England, Norway, Sweden, Sacuudi Arabia iyo Soomaaliya waxeey Tahniyad iyo bogaadin kal iyo laab ah u dirayaan walaalkood iyo walaashood qaaliga ah Axmed Baarbe Axmed iyo Canab Sheekh Jaamac Garaad inay noqdaan kuwii isku Waara, Farxad iyo Barwaaqo kuwada noolaado, ubad kheyr qabana kala hela, Aamiin Aamiin.

Congratulations on your wedding!

Marka waxaan ku bilaabayaa magaca eebe marka xigta anigoo ah Calwiyo Cabdiraxiin oona ku nool dalka Finland gaar ahaan magaalada Tampere waxaan halkaan hambalyo aan ugu dirayaa Safiyo Jaamac iyo Saygeeda Xuseen oo dhawaan ku aqal galeen isla dalka Finland gaar ahaan xaafada her Fanta Safiyo iyo Xuseeyn waxaan idin leeyahay noqdo labadii isku waara oo iska hela wiil iyo caano gawar iyoo caano allow guurkiina kayeel kiilagu nastay oo lagu nagaaday guurkiina guur qeyr gurigiina gurigiina guri nagi 2006 hambalyo hambalyo ayaan idin leeyahay dhamaan reer aabe Jaamac iyo Qadro iyo habaryar Aamino ws wr wb

Waxaa halkan hambalyo iyo bogaadin ka diraya dadka kala ah Aabe cismaan cadowiyo Hooyo xaliimo maxamud,maxamed cismaan ,faadumo cismaan,siidcali cismaan,maryan cismaan,madiino cismaan,raaxo cismaan, safiyo cismaan, oktoobar cismaan iyo dhamaan caruurtooda waxay halkan uga hambalyey nayaa  gabadhooda nadiifo cismaan cadow iyo seygeeda c/wahaab c/raxmaan oo dhawaan meher koodu ka dhacay magaalada muqdisho,waxayna leeyihiin ha noqdo guur kooda midkii loo aayo ayna ka helaan ubad qeer qab.Aamiin  aamiin aamiin.
Reer kii  lagu  nasto lagu nagaado wada jiree nabad galaha alahayow idinka yeel ayaan idin leenahay.

Anigoo ah sahra cismaan cadow kuna magac dheer  Octobar,gabadheyda Mumtaas farxaan cali, gabadheyda Maaida farxaan cali iyo xaajigeyga Farhaan cali cosoble waxaan halkaan hambalyo uga direynaa  walaashey Nadifo cismaan cadow iyo walaal kay C/wahaab c/raxmaan c/dulle oo meher koodu ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaan leenahay ha noqdo mid uu ka danbeeyo  guur farxad leh  ilaahayna kala siiyo ubad qeer qaba oo anfaco diintooda,dalkooda iyo dad kooda.Aamiin  Aamiin-

HAMBALYO AROOS
waxaan udireyna tahniyad aroos ah cabdulaahi caydiid adar iyo ifraax sugri oo aroos koodu kadhacay south africa gaar ahaan magalada port alezabeth, anagoo kala ah hooyo iisnino iiman iyo aabe xasaan husen,nimco jamac,fardowza caydiid,nuuradiin sh. jeelaani,cabdi salam sh. cali,axmed haybe iyo xaaskiisa,ubax sh. jeelaani,zamzam sh. jeelaani,Aamiina sh. jeelaani,ramxa sh. muxumed gaani iyo niinkada,ruguya guura,axmed haadi sh. cali,magadin,Aamiina kaahin, aniisa sh. cali, xamdi m. gurxan. iyo MAAMUSH YARE ,dhamman dadkaas oo kala jooga. uk, usa, somali, south africa, kenya,sudan,saudi arabia, canada, swedan. waxaana leenahay  nogdo kuwii isku waara oo ubad khayr gaba kala hela. Aamiin  Aamiin Aamiin   

Anigoo ah Cabdulqaadir Buuxow Xaaji waxaan halkan hambalyo iyo boogaadin oogadireyaa walaasheyda Faadumo Maxamed Owfar iyo walaalkeyga Maxamed bin Maxamed inuu ilaahey kadhigo arooskooda kuwii isku waaro kala helo ubadqeyr qabo aamiin aamiin.anigoo kuhadlaayo magaca reer buuxow xaaji maxamed dhamaan

Waxaan halkaan hambalyo ugu diraya Filsan Maxamed iyo Farxaan Hassan ooo ku aqal galay magalada Marka ee dalka Somalia! Anaka kala eh sahra, Safia, Manal, Marwa, iyo Farxiyo

Name: faska haaji waxaan halkan uga hanbal yeeynaya ahmed C/llahi oo ku magac dheer <ahmed cade>iyo nasro farhan ahmed oo ku aqal galey magalada burco tariqda markey aheed 10/09/06 waxaan ura jeynaaya ku wii isku waaro alaha ka dhigo oo kala hela wiil iyo caano gabar iyo caano aamiin aamin

Name: Amal - I like to tell my sister Suad Ayanal and Hassan Mohamued Salah. Hambalyo thier wedding that Happen Mpls, Mn. I wish them best amd good lucky in the future , Amiina Amiina

Muriidi Sharif Maxamuud iyo Ismahaan Abakar Cabduraxmaan

Name: Baazi Mungaana: Anigoo ku hadalaya magaca reer Mungaana Owfar. waxaan Hambalyo u direynaa. Walasheyna Faaduma Maxamed Owfar Iyo Walaalkeyga Maxamed Bin Maxamed. maalinta Axada 10/09/06 aqalkeleen cariga Ingriis, gaar ahaan magalaada London.waxaan leenahay. Aroos wanaagsan,Ilaahey haga dhigo kuwii isku waara ubad qeyr qaba kala. Aamin aamiin aamin

1-Prof.Abdirahman Omar Suufi iyo xaaskiisa
2-Abdirisaaq Omar Suufi (fayar) iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
3-Idiris Cumar Suuufi
4-Xamse Cumar Suufi
5-Cabdicasis Cismaan Suufi
6-Eng. Cabdinasir Suleman Abdi iyo xaaskis
7-Cabdisasalaan Aadan Ibraahim iyo xaaskiisa
8-Maxamed Aadan Saleban
9-Faarax Fadan Maxamud iyo xaaskiisa
10-Maxmaed Jabiye
11-Abdirahaman  Maxamed Ali (Dhacar)
iyo dhamaanba shaqalah suufi trading company waxay hanbalyo iyo bogadin u dirayan arooska iyo aroosada
Abdirahman Warsame Xayd
iyo
Raxma Cabdilaahi Cali
waxananu leenahay noqda kuwii isku wara ubad khayre qabana kal hela aamin aamin

Mustaf: Waxaan halkan hambalyo uga dirayaa sxbkay Cigaal Cali oo ku aqal galay wadanka Maraykan ga gaar ahaan magaalada Atlanta, Georgia waxaana leenahay noqdo kuwiii isku waara ubad khayr qabana kala hela  August 26, 2006

Anigoo ah Mohamed Ahmed oo jooga magaalada Uumi ee wadanka Sweden ayaan halkaan waxaan hanbalyo iyo farxad aan lasoo koobi karin aga dirahayaa sxbkay Ali Maxamed oo loo yaqaan MAQOSLE ku aqal kalay shalay magaalada London gaar ahaana xaafada Southhall labada caruur oo kala ah Ali Maxamed (MAQOSLE) & Haboon Farah Xaaji waxaan leeyahay arooskiina ha noqdo ku laku nasto oo laku nakaado AAMIIIN AAAMIIIN AAAAAAMIIIIN  August 25, 2006

anagoo kala ah hooyo isniino iimaan aabe xasan xuseen iyo dhamaan reer xasan xuseen. kuukaay, yusuf, qamar, hibo, baarliin, saciido iyo cali xasan (caliyooke) waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa walaalkeen Yaasiin xasan xuseen iyo Xaaskiisa jamila xasan xersi oo gabar ugu dhalatay magaalada Toronto ee wadanka Canada taariikhdu markey ahayd todobada bishan Agoosto 2006, gabadha oo loo bixiyay Reyana yasiin.Waxaan leenahay ha noqoto tii dadkeeda diinteeda iyo dalkeedab anfacda. (AAMIIN, AAMIIN, AAMIIN)

Anagoo ah reer Mungaana owfar
waxaan hambalyo iyo boogid u direynaa Arooska Caruurteyna Maxamuud Maxamed Cabuud Owfar iyo Raaxiiya Sh.Maye Cabuud Owfar oo dhawaan ku aqalgealay cariga Ingiriiska.
Waxaan u leenahay arooska wanaagsan

Anigoo ah Cumar Sharif waxaan ku noolahay Toronto Canada waxaan u tahniyadeynaa walaalkeena Axmed Maxamed Dahir Dheere.
oo shalay aay taariikhdu aheyd Isniin 07-08-2006  nikaaxiisa ka dhacay magaalada London gaar ahaan xaafada EAST HAM.
Waxaan u rajeynaa nikaaxa iyo guri-geesmadiisa ilaahey u barakeeyo, isku raagaan, kala helaan owlaad saalix ah amfaca diintooda, dadkooda iyo dalkooda. Aamiin Aamiin Aamiin.

Anagoo kala ah  IsMahaan Muxudiin IYO DR Cabdi Calasow  Cabduqadir Muxudiin Cabdulahi MUxudiin Sadaq Muxudin Cabdulaahi MUXUDIIN Muno Muxudin Nimco Muxudiin  IYO Dhamaan QOYSka Reer MUXUDIIn Cabdi IYO Hooyo Luul Maxmed Cabdi Waxey Hambalyo Iyo BOgaadin Udireynaa Cabduqaadir Caliyuusuf  IyoMaano Xaaji Yaasiin OO Gabar ugu dhalatey  1D Juun Maagalada London  waxaan urejeyneynaa In ay noqoto Tii dad keeda IYO Diinteeda Waxtarto   Aamiin Aamiin                                                                 
Waxaa Sidoo kale   Hambalyeynaayo Qoyska REER CALI  Yuusuf IYO Qoyska Reer Cowle  iyo Dhamaan REer Xirsi Kulmiye 

AAba Abdulaziz Xaaji Moxamed Nuur iyo Hooyo Uda Xaji Moaxmed  iyo carrutooda
kala ah:


Mohamed Abdulaziz & Xaaskiisa, Dahir Abdulaziz & Xaaskiisa, Amin Abdulaziz & Xaskiisa, Yaxye Abdulaziz & Xasiika, Feysal Abdulaziz & Xaskiisa, Leyla  Abdulaziz & Ninkeeda, Jamila Abdulaziz & ninkeeda, Nina Abdulaziz  ninkeeda, Suleyman Abdulaziz & Xaskiisa, Amina Abdulaziz & ninkeeda, Sadio Abdulaz & ninkeda, Khalid, Hindia, Fa'iza, Ahlam & Sumeia Abdulaziz. Ader Abakar,Osman,Ali,Omar,Hassan, Hussen iyo Ceydaruus Xaaji Mohamed Nur. Eedo Asha Ahmed Brakow iyio Cadra Bulxan. Waxaay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan arooska iyo aroosadda kala ah:
1. FAHADA ABDULAZIZ AAJI MOHAMED NUR &  FADUMA ABUKAR XAAJI
2.AHMED SHARIF MOHAMED  & MARYAM ABDULAZIZ HAJI MOHAMED
oo maanta bishu ay tahay 27 abril 2006 kuna beegan 28 rabiul awal ku aqalgalay dalka Yemen magaalda Mukalla. Waxan ilaah ugu baryenna ubad khayr qabo oo anafco dalkiisa,diintiisa iyo dadkiisa Aamin Aamin.

 

Muriidi Sharif Maxamuud
iyo
Ismahaan Abakar Cabduraxmaan

       Muriidi Sharif Maxamuud iyo Ismahaan Abakar Cabduraxmaan Muriidi Sharif Maxamuud iyo Ismahaan Abakar Cabduraxmaan

15 April, 20066

Anagoo kala ah

Maxamed Shariif Xabiib iyo Xaaskiisa Khadiija Shariif Maxamuud

Cabdulqani Moxamud Ba iyo Xaaskiisa Aniisa Shariif Xuseen

Waxey Hambalyo u Dirayaan Qaraabada iyo Ehelka Arooska iyo Aroosada Gaar ahaan Labada waalid iyo walaalaha.

Caruuska Muriidi Sharif Maxamuud iyo Caruusada Ismahaan Abakar Cabduraxmaan oo dhowaan Ku aqal galay Magaalada Marka. Waxaana Ilaah ugu baryeenaa in caruuska iyo caruusada guurkooda uu noqda guurkii lagu nasto oo lagu nagaado, ubad kheyr qabana Ilaah kala siiyo.

Aamiin.....Aamiin

Congratulations on your wedding!

 Ku soo dir sawirada aroosyada

Walaalayaal boggan wuxuu khaas u yahay HAMBALYO AROOS  Ku soo dir sawirada aroosyada. Ciddi wax Hambalyo direyso waxa ay nagala soo xiriiri kartaa e-mailkan markacadeynet@aol.com


Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

Awesome! Awesome! 67% [2 Votes]
Very Good Very Good 33% [1 Vote]
Good Good 0% [No Votes]
Average Average 0% [No Votes]
Poor Poor 0% [No Votes]

Latest Active Forum Threads
Forum Thread Replies Last Post
Music & Movies Sclub19.com - Somali Music 0 Afaaro 13-09-2009 13:47
General Discussions Chinese New Year 0 Afaaro 26-01-2009 14:40
Ila Qosol - Jokes Intee Nooc Buu Ku Bilaabmaa... 4 khadar 21-01-2009 19:12
General Discussions sureer niikada ma wxd k wa... 1 khadar 15-01-2009 19:30
Islamic - Diinta linka barnaamijka aad u baa... 0 lamaane 09-01-2009 16:21

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.





































Users Online
Guests Online: 234
Members Online: cabaas

Registered Members: 927
Unactivated Members: 6
Newest Member: aliya02