Home  |  Somali Music  |  Chat Room  |  Discussion Forum  |  About Us  |  Contact Us February 09 2010 14:48:36
Navigation
Muxadaro Video
Tacsi
Hambalyo
Quran
History
Dictionary
Photo Gallery
Online Games
Search
Download
Live Arab TV
Entertainment
Music
Hot Hits Non Stop (new)
Somali Movies
Download music
Somali music video
Arabic Music
Heeso Qaraami
Heeso Wadani
Maqal iyo Muqaal
Live Radio
Laanta Afka Somaliya

  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • BBC Somali 04:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
  • Live Qur'an Radio
  • 24 hr Live Qur'an
Random media








Somali Links
Somvid.com8171
African Videos18339
Banadir24.com23720
Bclub19.com17058
Aayatiin.net11895
Addacwah.com9016
Afdheer.com5548
Aflax.net10143
Afrodigg.com2843
Alimuse.com3838
Alixzaan.com8760
Allbanadir.com7991
Allceeldheer.com16471
Allpuntland.com30883
AllWariye.com5250
Aminarts41191
Arts Osman5586
Awdalnews.com5405
Banaadiri9670
Banadir City13149
Banadircity.net9242
Banooda.com3108
Baraawepost.com10189
Baydhabo.com5794
BBC Somali23427
Bclub19.co.uk2050
Bishaaro.com10193
Biyokulule.com6398
Boocame.com4915
Boqolsoon.com8014
Bulshoweyn.com10053
Buqaqable.com4152
Buurhakaba.com7141
Buurweyn.net6978
Cadaado38637
Calayaale.com14395
Ceelbaraf.net4581
Ceelbuurnet.com14251
Citymanandvan1735
Coscompany.com1780
Daafeet.com736
Daarulcilmi.com3921
Dalkanews.com51684
Dayniile one19191
Dayniile.com62565
Deeyoo.com11610
Dhagaxtuur.com12106
Dunidaonline128
Duruus.com1744
Furqanshop.com3937
Gbcsom.net1836
Gedonet.com15240
Gedoweb.com7782
Gendershe.com3473
Gobeey.com6722
Gobolada.com7867
Gololey.com4073
Halgan.net27058
Halganka.net12338
Hamarey.com21516
Hambalyo.com7634
Hanoolaato.com6128
Hiiraan.com36061
Hiiraannet.com6265
Hilaaci.com10514
Hillaac.net40281
Hobyo-one9275
Horseedmedia.net3674
Huriwaa.com24031
Ilbax.com3684
iQraSomali.com10954
Irinnews4645
Jammaame8129
Janaale.com5759
Jilibweyn.com15510
Jowhar.com58921
Jowharnews.com10581
Kaambooni.net7628
Kacdoon.com16629
Kafaalo.com3258
Kulmis.com6533
Laasqoray.org310
Lasanod.com611
Maktabada.com5451
Markacadeey.com12697
Markacadey.co.uk8305
MarkaCadey.Net15263
Markanews.com8513
MarkaTV.Net6054
Mo University3483
Mudug online8133
Muslimwomens8060
Oodweynenews83
Qorahay.com6237
R free Somalia6490
R Laascaanood14231
Raxanreeb.com3874
Saakow.com2999
Safari Phone5294
Saxafada.com5990
Sclub19.com8172
Shaaciye.com10962
Shingaani.com8819
Silgor.com11175
Solanetwork.com4075
Somadic.com3391
Somali refu Yemen4606
Somali Video10251
Somali wide4557
Somali411.com2086
Somalia24.com1207
Somaliad.com161
Somaliaswiss10125
Somalideaf.org3258
Somalifans.net2766
Somalilandpress2268
Somalilandvoice13
Somalimarriage437
SomaliMonitor.com2065
SomaliOz.com7623
Somaliswiss.net6849
Somaliweyn.com33109
SomLove.com13288
Somsports.com5348
Soomaalida Maanta7872
SoomaaliNews31747
Sufi24.com223
Unhs.us3747
Waaberistudio17376
Waagacusub.com26537
Waamonline.com1163
Waayaha.net14555
Wardheernews7349
WarQabad.com6591
Webld.net3795
Widhwidh.com16049
Xamarcade9022
Xamarnews.com5799
Xogsheeg.com9103
Yaaqshid.com13668



Heesta Maanta : Sharwixii aha... - AJ Abdiqadir Djibouti
Baafin (Missing Persons)
Baafin (Missing Persons)
Waxaan Halkaan ka baafinayaa oo aan in mudo ah raadinaayay, saaxiibadeyda qaaaliga ah oo iigu war dambeysay sanadkii 1999 ayakoo jooga magaalada muqdisho. Kuwaas oo kala ah Suweys Ciise Cali iyo Nasro Cismaan Cagshabeel oo ku magac dheer (Nasra Jareereey).Fadlan hadii ay helaan aqbaarteyda ha igala soo xariiraan emailka ah Sucaaadmc@hotmail.com (09/07/2008)
Baafin (Missing Persons)
Asc dhamaan waxaan halkaan ka baafinayaa anigoo ah Yasin C/Rixmaan wiilkaygii Yaxye Yasin iyo Ayeaydiis Maryan Faarax C/lle iyo Abtigiis C/laahi Maxamed Warsame oo ay iigu wardanbeaysay Muqdisho Huruwaa 18/02/2007 dhamaan si naxariis leh cidii garaneayasa ha iigu soo hagaajiyaa telephone: +256777399545 Uganda Kampla. 25/08/2008
Baafin (Missing Persons)

Waxaan halkan ka baafinayaa dhammaan tahribayaal Soomali ubadan oo saarnaa Doon ka baxday dalka Liibiya kuna socotay xeebaha wadanka Italy bishu markay ahayd 18 April 2008. Dadkaas ayaa waxaa war iyo wacaad ugu danbaysay markii ay kabexeen wadanka Liibiya. Fadlan hadii aad kahaysid war ama aqbaar waxaad ugu soo dirtan fartiinta emailkan oo ah:

farxiyo2030@hotmail.com ama ncadeey@hotmail.com

Baafin (Missing Persons)
A/C/Waraxma. Salaan ka dib anigoo keenadiid Cabdiwali Keeydsane waxaan halkaan ka baafinaaya walaasheeyda qaaliga ah Foowsiyo Cabdiwali Keeydsane oo aay iigu war danbeeysay sanadka markuuu ahaa 1999 ayadoo waqtigaas la iigu sheegay ina aay ku sugneed dalka Yemen ee cariga wadamada Carabta waxaan leeyahay hadey jirto cid kaseeyso ama war ka heeyso fadlan gaarsii in aan raadinayo anigoo ah walaal keed cidii war ka heeysana waxaay igala soo xariiri karaan tell kaan 0031641884534 ee dalka nedrland mahasandiin (12/05/2008)
Baafin (Missing Persons)
waa anigoo ah Ciise Xaaji Maxamud deggan magaalada Amsterdam ee dalka Holland. waxaan halkan ka baafinayaa, MAXAMED SHEEKH XASSAN BASHIIR, iiguna war dambeysay 1986dii magaalada Mugadishu qofkii war kahaya heygala soo xiriiro tel.+31207773482 ama e.mailadan. farxan60@hotmail.com, isafarxaan@myway.com. waanad ku mahadsantihiin.
Baafin (Missing Persons)
SCWW. Salaan kadib waxaan halkan ka baafinayaa saaxiibkeey Rashiid cabdi Max'ed Gooje iiguna war dambeysay soomaaliya 1995tii waxaa leyga helaa tel.0031-207773482 magaalada Amsterdam ee dalka Holland. isafarxaan@myway.com
Baafin (Missing Persons)
Waxaan baafinayaa Cabdulqaadir Caddow Cali oo iigu wardambeysay 1993dii. Cabdulqaadir wuxuu ka mid ahaa Fanaaniintii Hobolada Waabari. Waxaan codsanayaa ciddii war iyo wacaal u hayso inay igala soo xiriirto Email-kan Waamo@hotmail.com
Baafin (Missing Persons)

Fowzia Yaasin Saaxiibteeda  Xakiima waxaan halkaan ka baafinaynaa saxiibteena ama walaasheena Qaaliga ah oo aan muddo badan baadi goobayno ( Ayaan Sacid Yusuf ) Degaanjirtay Degmada kaaraan laanta 3aad markii inoogu war dambeeyey Nalagu sheegay  Mogadisho Waqtiga ay dagaaladu six un ugu dhacaayeen magaalda mogadisho waxaan jecelnahay in nalaga gaarsiiyo baafintaani cid waliba oo garanaysa ama aqoon u leh Fowzia yaasin Saaxiibteeda  Xakiima Waxaana nalaga soo xariiri karaa

Thab1357@hotmail.com  &  yessabdo@hotmail.com  

Baafin (Missing Persons)
Asalaamu alaykum.salaan ka dib waxaan halkaan ka baafinayaa,anigoo ah omar m.warsame(waardiye)my best friend cali cabdi cabdilaahi(cali jees) oo joogay dalka sucuudiga magaalada yumbuc 1980k fadlan igala soo xiriir ...markacadey.mahadsanidiin.
Baafin (Missing Persons)
ASALAAMU CALAYKUM 
ANIGOO AH MAGACAYGA MUNA AHMED OO KU NOOL DALKA INGRIISKA, WAXAAN JECLAHAY IN AAN HALKAAN KA BAAFIYO XUSEEN MOHAMED / MOHAMUUD ISMACIIL OO MARKII IIGU DANBAYSAY JOOGAY WADANKA HOLLAND QAASATAN MAGAALADA ARNHEM, QABIILKIISUNA YAHAY WARSANGALI. MARKII UGU HORAYSAY AAN KULANAY WAXAY AHAYD 23/10/1999, MARKII IIGU DANBAYSANA AY AHAYD 5/1/2002. FADLAN QOFKII WAX MACLUUMAAD AH KA HAYA HA IGALA SOO XIRIIRA EMAILKAN OO AH: munaahmed25@hotmail.co.uk 

Baafin (Missing Persons)

Asaalaamu caleykum dhamaantiin walaalayaal,gaar ahaan bahda markacadey.net.Salaan ka bacdi waxan halkan ka baafinayaa walaalahay : 
1) Shariif abuukar Nuur imaankiyo 
2)Shariif Cabaas Nuur Imaankiyo 
3)Shariif Maxamed Sadaad(Saadaat) 
4)Faaisa Axmed Kharbaash Almuthish 
5)Asli Seyid Xamsa 
6)Yaasmiin Saalex. 
Dadkaas oo dhan waxaanu ka wada shaqeyn jirney safaaradii Sucuudiga ee Xamar. Hadaba cidii garaneysa meesha ay joogaan ama address kooda fadlan igala soo xidheedha e-mailka hoos ku qoran: 
ahmedduale954@hotmail.com 
Waana mahad santihiin dhamaantiin walaalayaal. 
wasalaamu caleykum 
Axmed Ducaale, Canada 

Baafin (Missing Persons)

Asalaama caleukom walal macaan magaceygu wa  aadan Isxaq Barre waxaan joogaa dalka ENGISH ka waxaaan halkaan waxaan ka baafinaya hoya deyda Sacadiyo Sheekh Cali timir oo igu dambey say 16:KAHOR hadana waxaan la igu sheegay 2004 dalka Yemen hadaba waxaan igala saa xariiri kartaa emil:jeegow65@hotmail.com

 

Baafin (Missing Persons)

Asalaamu caleykum dhamaan teen walaalayaa. Aniga oo ah Axmed .m. ducaale waxan halkan ka baafinaya walaalkey shariif Maxamed sadaad oo aanu ka wada shaqeyn jirney Safaaradii sucuudiga ee xamar.wuxu hore u ahaa imaamkii masjedkii xaafadii shangaani ee xamar.waxaa iigu dambeysey isaga oo weli ka shaqeeya safaaradii markii aan ka tegey wadanka dhamaadkii 1989.waxan hadda deganahay wadanka kanada.  Hadaba cidii garaneysa shariif Maxamed Sadaad oo markii iigu dambeysey la iigu sheegay wadanka yaman. hadaba fadalan iigala soo xidhiidha E- mailka ah: ahmedduale954@hotmai.com 
wasalaamu caleykum


Baafin (Missing Persons)

Assalamu calaykum waxaan halkaan ka baafinaya saxiibteyda qaaliga ah iyo caruurteeda iyo XAAJIGEEDA CIISE  IYO walalasheeda  oo magaceedaduna uu yahay CEYNI HUSSEIN URUR  markii igu damabaysay SOomaliya in muddo laga jogaa ku dhow 18 sano CEYNI HUSSEIN URUR OO QABIILKEEDUNA YAHAY OGADEEN HOOYADEEDUNA ALLAHA HA U NAXRIISTEE OO LA ORANJIRAY FADUMA BAANA FAQAY OO AY DEGENAYEEN WAABERI XAFADDA MAAJO WALALAYAALOW CIDEE GARANAYSAA CEYNI HUSSEIN URUR FADLAN IGALA SOO XARIIRIYAA ANIGOO AH SAXIIBTEDA QAALI AH CAASHA CUMAR NEEGAR OO KU NOOL WADANKA HOLLANDA TELEFOONKEYGANA U YAHAY 0031413363105  IMALKAYGUNA UU YAHAY   IMANKA@HOTMAIL.COM INTAAS AYAA UGU BAXAAY WASSALAMU CALAYKUM WARAXMATULLAHI WABARAKAAT


Baafin (Missing Persons)

Waxa la baafinayaa gabadha la yidhaah ISTAAHIL DAAHIR DIRIYA MARKII  NOGU WAR DANBAYSAY NOOGULA SHEGAY MAGAALADA "LUUQ" AY AYADUNA  TAHAY MAREXAAN WAXAANA BAAFINAYSA HAWARYARTEEDA SACIIDO GUULED XUSEEN OO  KUNOOL WADANKA MERYKANKA WAXAANA II GU DANBAASE MARKII DAGAALADA  DHACAY, qofkii warkeeda haya igala soo xiriirikartaan imeelkan  Wj975@aol.com


Baafin (Missing Persons)

Asalaamucalykum 
Walaalayaal waxaan halkan ka baafinayaa saaxibaday walaashay (Xaawa Aadan Hussain Xawa Yar) oo markii iigu dambaysay Laascaaood ama Buuhoodle. Xaawa qabiilkeedu waa Dhulbahante sidaan umalynayana ay ka sii tahay Xassan Ugaas. walaalayaal qofkii warkeeda haya nolol iyo geeriba waxaan ka codsanayaa inaad igala soo xiriirikartaan imeelkan(
sfarow@hotmail.com) haawa waxaa warkeeda iigu dambaysay 1990 after the civil war. wasalaamucalaykum 


Baafin (Missing Persons)

Aniga oo ku nool wadan ka Yemen waxaan halkaan ka baafinaya dhamaan saaxibadey Axmed Maxamed Cali Kalaay. Yuunish Daahir Shaarib. Liibaan Maxamed Maxamuud. Cali Xuseen Xasan. Dahabo Isaaq Cabdi. Sahal Cali Maxamuud. dad kaa oo ku kala nool Switzerland. Somaliya. Elatariya dadkaa ha ilaga soo xariiraana emailka oo ah mr_qanyare@hotmail.com  bye


Baafin (Missing Persons)

ASC , walayaal waxaan rabaa inaan halkan ka bafiyo my best friend and my class mate wadanka holland. waxa isla dhigan jirnay iskool ku yala Holland Janlichthard school , holland. Magaceda is Samira, walked waxa la dha MAjid, , and her older brother Mohamed, intenaan isku iskuul ayaan ahayn. samira iyo hoyadeed iyo familka dhan marki igu dambeysay waxay ahayd 2000. waxayn au gureen iyada iyo familkaba America, ka dibna ma ana iska heli wax aqbar ah. Inshalaah who ever knows my friend Samira, fadlan Emailkan ha igala so xariiro, ilwaad_cadeey:hotmail.co.uk ama lubi_maxamed@yahoo.co.uk


Baafin (Missing Persons)

Salaamu caleykum walaaleyaal waa idiin salaamey dhamaan salaan kadib anigoo ah Safiya Maye Abow oo degan Nederland (Holland)waxaan jecelahay inaan halkaan ka baafiyo saaxiibadeeyda qaaliga ah Hijra Macaani Cali Abuukar oo markii iigu dambeysay la iigu sheegay inaay joogto America waana Gudmani qabiilkeeda  hooyadeed waxaa la yiraahaa Muxibo Nageey, Waana Luul Nageey walaasheeda iigu caawiya waxaan aheen reer Marko deris iyo ehel iiguna soo hagaajiya emailkaan saafisaabir@hotmail


Baafin (Missing Persons)

Waxaan halkaan ka baafinaa gabar lagu magacaabo Aamina Aadan  ah oo iigu war danbeysay iyada joogto Ruushka lakin markii danbo aan ku maqlay in aay Somali u laabatay markii aay dhameysay jaamacada waxeey hooyadeed isbitaal ku leedahay sida ku maqlay inta udhaxeyso Xamar iyo Afgooye waxaa hooyadeed la dhahaa Xaawo fadlan cid ala cidii taqaano qoftaan igala mise xataa taqaano talefanka isbitaalkaas igala soo xariir emailkaan som_boy1@hotmail.com fadlan waxaa ley dhahaa Cabdiqadir  waad mahadsantihiin


Baafin (Missing Persons)

Waxaa halkaan ka baafinayaa  Maariya Cabdi wiilka la yiraado Suldaan  Nayruus Xaaji oo  markii iigu danbaysay uu joogay Pakistan  hadaba qofkii yaqaana  waxa  uu igala soo xiriiri karaa  telkaa  004420876531238 uk  wabilaahi toofeeq  ama maariyak4@hotmail.com


Baafin (Missing Persons)

Marka Hore waan idin salaamey, Salaan ka dib Waxan halkaan ka bafinaya Eko Shabeele waa haweney ah hoyaday sxbteed markii igu wardanbaysayna waxa laigu sheegay igiriska.waa carabsaalax qoladeeda wana reer kismayo asalkedi hore.fadlan hadi aay jiraan cid taqaan ama maqashay halka ay joogo igu so hagajiya telfon numerkayga o ah 0046736341728.waxan ku nolahay wadanka sweden.ama emailkayga o ah iisha_afro@hotmail.com wad salamantihiin


Baafin (Missing Persons)

scww. waa Ciise Xaaji Maxamud degan magaalada Amsterdam ee dalka Nederland. waxaan halkan ka baafinayaa saaxiibkey Maxamed sheekh xassan bashiir oo iigu war dambeysay  1965 magaalada Mogadisho. waa reer Kismaayo xaafadda calanleey . waxaa leyga helaa tel.0031-7773482 E.mail farxan60@hotmail.com


Baafin (Missing Persons)

Walaalayal marka hore waad salaamantihiin , salaan kadib waxaan xalkaan ka baafinaya saaxiikeyga oo igu war dambeysay muddo ku dhowaad 15 sano waxaa la igu sheegay inuu ku noolyahay wadanka maraykankanka waxaa la yiraxdaa magaciisa ( ALI MOHAMED SUFI ABDALLA )oo ku magac dheer BAAFO waa caan  BAAFOO oo ah nin riwaayadaha samayn jiray 1960 waana shaanshiyo . waxaa baafinaya saaxibkiisa HASSAN BEGEDI ; waxaad iga soo xirii kartaanmail Kulun_2@hotmail.com waad mahadsantihiin salaamu alaykum waraxmatullahi wa barakaatu


Baafin (Missing Persons)

Alc salaan dib halkan waxaan ka salaamyaa bahda baafinta salaan kadib  anigoo  ah maxamed Suleymaan  ayaan waxaan halkan kabaafinayaa aderkay C/llaahi Xaaji Farax &  Cade Xusen Xaaji Xarax walaal  hadii ay maqa laan ama arkaan ha iga la soo xiriireen Email-ka  shiil200@hotmail.com


Baafin (Missing Persons)

Asalaamu caleyku walaala yaal salaan kadib walaalayaal waxaan halkan kabaafinayaa asxaabteyda oo kala ah Zakariye Maxamuud Cabdiraxman oo iigu wardan beysay isagoo jooga dalka kanada iyo saxibka Maxamad Yare oo isagana iigu wardanbeysay isagoo joogay magalada Muqdisho iyo Cabdullahi Warsame Faarax ooisagana la iigu sheegay dalka Canada  qofka wax bafinaayo waa Wardo Osman waxaan jeclaan lahaa in ay iimelkan igala soo xiriiran warda-osman@hotmail.com mahadsanidiin


Baafin (Missing Persons)

ASALAMA CALEKUM WARAMA TULAHI WABA RAKATU waa salaman tihiin dhamaan umada soomaliyed mel kasto aa jooktaan waxaa halkaan ka baafinyaa Ayaan Maxamed Ibraahin oo iigu war dambesay 1999 markaas ee ku sukneed magaalada muqdisho walow ee mararka qaarkood ee u baxdo gobolka ee kasoo jeedo laascaanood qabiilkeedana waa dhulbahante hadaba cid alaala iyo cidee garaneeso haiigu soo hagaajiso emel marqaan29@hotmail.com wabilaahi towfiiq


Baafin (Missing Persons)

ASCWW halkan waxaan ka salaamayaa bahda baafinta marka labaad waxaan halkan ka baafinayaa gabadh aan saaxiib ahayn oo la yiraahdo Casha Tahliil Ayaanle oo markii iigu danbaysey joogtey magaalada Muqdisho dagaalada ka hor ,magacaguna waa Sowsan Ahmed Ibraahim marka hadii qof yaqaano gabadhaas  ama arkay haygala soo xiriiro email kaygan susana_ibrahim@hotmail.com


Baafin (Missing Persons)

Salaam Alaikum dhamaantiin, walaalayaal waxaan halkaan ka baafinayaa, aadna uga codsanayaa warbixinta  Faadumo Shariif Cusmaan oo ku dhalatay Jilib, ayna iigu war danbaysay sanadkii 1985.  magaceyga: magacayga waa Cumar Cali Cabdi emailkayga waa : omire2001@yahoo.com  salaam dhamaantiin


Baafin (Missing Persons)

ASALAAMU CALAYKUM WARAX MATULAAHI WABARAKAATUHU. WALAALAYAA WAXAAN HALKAN KA BAAFINAYAA ANIGOO AH NUURDIIN MACALIN CISMAAN CABDULLE, WALAALKAY CABDINAASIR YUUSUF CABDULLE OO MARKII NOGU WAR DANBAYSAY NOOGULA SHEGAY DADLAKA JABUUTI MUDA KABADAN AFARSANO ILAA IYO WAQTIGAAS WAX WAR AH KAMA HAYNO QABIILKIISANA WAXAA WAAYAY XAWAADLE , WUXUUNA KASIIYAHAY YABAR MADAX WAYNE. WAXAANA LAYGALA SOO XIRIIRI KARAA DIINICISMAAN@HOTMAIL.COM AMA TELEEFANKA  020106726857. AAD IYO AAD AYAADNAUMAHAD SAN TIHIIN WAXAANA IDINKA CADSANAYAA IN AAD IGA SAACIDAAN BAAFINTAAN. 


Baafin (Missing Persons)

Salamu calkom, halkan waxaan ka salamayaa dadweynaha mel kastaba joga salaan ka bacdi waxaan halkan ka bafinaya abahay Cabdiraxman Farax Gelokor   uu marki igo danbeyseey jogeey wadanka kenya ee nerobi sanadkaa   1993-1994-1995 ila xiligaas war kama hayoo hadeey dad yaqana halkan ka akhrisanayaan haa ila so xidhidhaan Sharmarke Cabdiraxman Farax uu joga wadanka norweey waxaa laygala so xidhidi karaa telefonkan 004745295003 ama hotmailkaan: nellywill117@hotmail.com


Baafin (Missing Persons)

assalamu calykum dhamaan dadweynaha aduunka kunool salaan kadib halkaan waxaan ka bafinayaa walaalkey iga weynaa magaciisa la yirahdo Muxidiin Xassan Xayyow oo lagu sheegey inuu kunool yahay somalia qofkii qofkaan garan karo haiga lasoo xariirto telno:254725395515 ama emailkaan cesccy@hotmail.com  caadil17@yahoo.com  magacey waa Mahamed Jaamac Mahamed


Baafin (Missing Persons)

Salaamu caleykum, walaalyaal Waxaan halkaan ka baafinayaa anigoo ah Ilyas  Abanor Saydi loo yaqaan ilyaasow xalkan waxaan ka baafinayaa dhamaan saaxibadeyda ku nool meel walba joogaan  Saaxiibdeyda qaaliga ahayeen  waxaan u sheegi lahaa inaan ku noolaha wadanka Mareykanka ee Isteetka Boston  dhamaan saaxibadeyda waxaan usheegi lahaa inay ila xiriiraan emailkeyga o ah ilyaas@verizon.net  peace reer mako I realy missed you all 


Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Latest Active Forum Threads
Forum Thread Replies Last Post
Music & Movies Sclub19.com - Somali Music 0 Afaaro 13-09-2009 13:47
General Discussions Chinese New Year 0 Afaaro 26-01-2009 14:40
Ila Qosol - Jokes Intee Nooc Buu Ku Bilaabmaa... 4 khadar 21-01-2009 19:12
General Discussions sureer niikada ma wxd k wa... 1 khadar 15-01-2009 19:30
Islamic - Diinta linka barnaamijka aad u baa... 0 lamaane 09-01-2009 16:21

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.





































Users Online
Guests Online: 212
Members Online: cabaas

Registered Members: 927
Unactivated Members: 6
Newest Member: aliya02