Home  |  Somali Music  |  Chat Room  |  Discussion Forum  |  About Us  |  Contact Us July 03 2009 03:39:03
Navigation
Muxadaro Video
Tacsi
Hambalyo
Quran
History
Dictionary
Photo Gallery
Online Games
Search
Download
Live Arab TV
Entertainment
Music
Hot Hits Non Stop (new)
Somali Movies (new)
Download music
Somali music video
Arabic Music
Heeso Qaraami
Heeso Wadani
Maqal iyo Muqaal
Live Radio
Laanta Afka Somaliya

  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • BBC Somali 04:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
  • Live Qur'an Radio
  • 24 hr Live Qur'an
Random media









Somali Links
Somvid.com5705
African Videos15706
Banadir24.com10703
Bclub19.com13571
Aayatiin.net10067
Addacwah.com7536
Afdheer.com3866
Aflax.net8286
Afrodigg.com2071
Albakrioil.com3204
Alimuse.com2684
Alixzaan.com7177
all Somali Music4090
Allbanadir.com6610
Allceeldheer.com14702
Allpuntland.com23319
Allsbc.com12625
AllWariye.com3766
Aminarts31790
Arts Osman4529
Awdalnews.com4488
Banaadiri7798
Banadir City10836
Banadircity.net7552
Banadirmedia.com2538
Banooda.com2033
Baraawepost.com8059
Baydhabo.com4111
BBC Somali18687
Bclub19.co.uk25
Belbela.com4696
Bishaaro.com8598
Biyokulule.com5210
Boocame.com3821
Boqolsoon.com6597
Bulshoweyn.com7826
Buqaqable.com2651
Buurhakaba.com6118
Buurweyn.net5690
Cadaado34254
Calayaale.com11347
Carmooyin.com11606
Ceelbaraf.net2577
Ceelbuurnet.com12332
Cilmidoon.com3140
Citymanandvan887
Coscompany.com1307
Daarulcilmi.com2257
Dalkanews.com42770
Dayniile one15377
Dayniile.com48375
Deeyoo.com9105
Dhagaxtuur.com10280
Djsomali.com771
Duruus.com757
Furqanshop.com3208
Gbcsom.net1261
Gedonet.com11316
Gedoweb.com6192
Gendershe.com2539
Gobeey.com5875
Gobolada.com3863
Gololey.com3167
Halgan.net21363
Halganka.net8195
Hamarey.com18570
Hambalyo.com6670
Hanoolaato.com5061
Hiiraan.com27714
Hiiraannet.com4336
Hilaaci.com8601
Hillaac.net28328
Hitube.net7505
Hobyo-one8086
Horseedmedia.net1101
Huriwaa.com19312
Ilbax.com1987
iQraSomali.com8994
Irinnews3870
Jammaame6831
Janaale.com4684
Jilibweyn.com12053
Jowhar.com43584
Jowharnews.com8526
Kaambooni.net4230
Kacdoon.com14218
Kafaalo.com2331
Kulmis.com5471
Maaryaa.net9351
Maktabada.com4342
Markacadeey.com8301
Markacadey.co.uk6178
MarkaCadey.Net12261
Markanews.com7003
MarkaTV.Net4328
Mo University2602
Mudug online6618
Muslimwomens6477
Qorahay.com5164
R free Somalia5460
R Laascaanood13393
Raxanreeb.com1920
Saakow.com2047
Safari Phone4418
Saxafada.com4935
Shaaciye.com6311
Shingaani.com7055
Silgor.com1469
Solanetwork.com3321
Somadic.com2723
Somali refu Yemen3755
Somali Video6877
Somali wide3656
Somali411.com1226
Somaliaswiss7896
Somalideaf.org2738
Somalifans.net1827
Somalilandpress1421
SomaliMonitor.com1192
SomaliOz.com6399
Somaliswiss.net5454
Somaliween.net3839
Somaliweyn.com26001
SomLove.com10950
Somsports.com4528
Somway.com5624
Soomaalida Maanta5800
SoomaaliNews24423
Unhs.us3169
Waaberistudio15548
Waagacusub.com14783
Waamonline.com132
Waayaha.net11873
Wardheernews5892
WarQabad.com5452
Webld.net3249
Widhwidh.com12795
Xamar Shop4110
Xamarcade5320
Xamarnews.com3758
Xogsheeg.com5668
Yaaqshid.com11061




Featured Labels
Muxaadaro Sh. Mustafa X. Ismailwaxaa lagu qabte... Muxaadaro Sh. Mustafa X. Ismailwaxaa lagu qabte... Nin Muddo 3 bilood Xoolo nool ku cuni jiray dalka Yemen oo la qabtay.
Nin Muddo 3 bilood Xoolo nool ku cuni jiray dalka Yemen oo la qabtay.
Aabe wiilkiisa oo aroos ah la dardaarmaya. Nolosha dhalinyarada .. fadlan ha guursan mid ka mid ah ragga tilmaamahan leh. Naagta ugu lugu dheer adduunka oo la kulantey ninka ugu yar adduunka.
Aabe wiilkiisa oo aroos ah la dardaarmaya. Nolosha dhalinyarada .. fadlan ha guursan mid ka mid ah ragga tilmaamahan leh.
Funny Videos Collection The Worlds Most Amazing Video's  
Artis ku dulsameynta Caloosha haweeneyda xaamilada ah ee Haweeney u dhalatay dalka Masar ayaa todobaadkaani ku dhashay Maxaad ka ogtahay Ragga Dumarka ay aad-ka u necebyihiin.

Previous Featured Labels

Al Shabaab iyo Xisbul Islaam oo lawareegay Kaaraan iyo Shibis iyo Dagaallo Caawa Maanabooliyo ka socda.
Warar Faah faahsan ayaa kasoo baxaya dagaallo qaraar oo maanta oo idil magaalada Muqdisho ku dhaxmarayay Ciidanka dowlada oo kaashanaya iyo kuwa AMISOM iyo xoogaga hubaysan ee dowladda KMG Somalia diidan
War Deg Deg ah: Ciidamo uu wato Goobaanlle oo Weerar kusoo qaaday hareeraha Suuqa Bakaaraha.
Ciidamo uu hoggaaminayay Col. Goobaanle ayaa galabta si lamafilaan ah kula wareegay Wadooyinka soo gala suuqa weyn ee Bakaaraha magaalada Muqdisho.
Regional Group Calls on AU to Empower Peacekeeping Mission in Somalia Gus Selassie
Member states of the regional Inter-Governmental Authority on Development (IGAD) have once again reiterated their support for Somalia's embattled interim government, calling on the African Union (AU) to reinforce its existing peacekeeping force with additional peacekeepers and a much tougher mandate. Following
Over 170,000 Uprooted By Clashes in Capital Since May, UN Reports
More than 170,000 people have been displaced from the Somali capital, Mogadishu, since early May when fresh fighting broke out began between Government forces and insurgents, the United Nations humanitarian wing reported today.
Ethiopia training fighters loyal to moderate Somali Islamist group
According to Ethiopian military officials over 700 Ahlu Sunnah wal Jama'ah fighters have completed their training in Ethiopia.
Somalia: Three suspected hardline Islamist members arrested by moderate group
Ahlu Sunnah wal Jama'a officials in Guri Ceel District, Galguduud Region [central Somalia] have said that they have arrested several individuals in the town suspected of contributing to insecurity in the town.
Dagaaladii Ugu Cuslaa oo ka dhacay degmada Kaaraan Galabta.
Dagaallo aad u culus ayaa galabta ku dhexmaray degmada Kaaraan xoogaga Islaamiga ah iyo Ciidamada dawladda KMG ah iyadoona dagaaladasi ay geysten khasaare kala duwan oo soo gaaray dadka rayidka ah.
Al Shabaab oo Bedeshay Maamulkii Gobalada Bay iyo Bakool.
Xarakada Al Shabaab ayaa markii ugu horaysay isbedel ku samaysay qaar katirsan Maamulada Gobalada Koonfurta Somalia oo ay bila kahor kala wareegtay Ciidanka Dowladda KMG Somalia.
Laamaha Idaacadda BBC-da oo Bilaabay in ay Al Shabaab ugu yeeraan Magaceeda cusub iyo Weriyaashii BBC oo Muqdisho kusoo laabanaya.
Idaacadda BBC-da laamaheeda English-ka iyo Somalia ayaa bilaabay in ay qaab cusub wararka uga sheegaan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab kadib Muddo uu u dhexeeyay Khilaaf qota dheer.
Al Shabaab oo Suuqa Bakaaraha kusoo qabatay Raashin Dhacay iyo Digniin ay Ganacsatada u jeedisay.
Maamulka Xarakada Al Shabaab u qaabilsan Gobalka Banaadir ayaa maanta sameeyay howlgallo balaaran oo ay kusoo qabteen Raashin farabadan oo waqtigiisu dhacay.
Mid kamida Shirkadaha Internet-ka oo si Fulaynimo ah u joojisay Booqashada Shabakadda Markacadey.net.
Mid kamida Shirkada Internet-ka Somalia ayaa weerar kusoo qaaday Shabakadaha Markacadey.net iyo Banadir24.com kuwaasi oo ah Warbaahinta xaqiiqda ka hadasha.
Dagaallo iyo duqaymo Galabta ka dhacay Waqooyiga Magaalada Muqdisho.
Dagaallo iyo duqaymo Culus ayaa maanta gelinkii dambe ka dhacay deegaanno katirsan Waqooyiga magaalada Muqdisho oo ay isku hor fadhiyaan xoogaga Hubaysan iyo ciidanka dowlada.
Al Shabaab iyo Xisbul Islaam oo Maalmaha soo socda Midaynayo Hoggaankooda iyo Ciidankooda.
Xoogaga Islaamiyiinta Somalia ee dagaalada safka ah kula jira Dowladda KMG Somalia iyo Xoogaga shisheeye ayaa wado qorshayaal ay ku midaynayaan cududooda Ciidan.
Al Shabaab oo Xukun Rajmi ah ku dishay Nin Kufsi iyo dil isugu daray Gabar Soomaaliyeed.
Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa maanta mar kale xukun Islaami ah ku fuliyay Nin lagu helay Fal dembiyeed ah in uu Kufsi iyo dil isugu daray Gabar Soomaaliyeed oo da'yar ah.
Madaxweyne Shariif oo Eedaymo u jeediyay Ururka Al Qaacidda iyo Sheekh Xasan Daahir Aweys.
Madaxweynaha Dowladda KMG Somalia Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta Weerar dhanka Afka ah ku qaaday Gudoomiyaha Ururka Xisbul islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys.
Ururka Ikhwaanul Muslimiin oo sheegay in ay dhax dhaxaadinayaan kooxaha isku haya Somalia.
Ururka Ikhwaanul Muslimiin dalka Urdun ayaa sheegay in ay dhax dhaxaadin ka dhax bilaabi doonaan Kooxaha isku hayo Siyaasaddda Dalka Somalia gaar ahaan TFG iyo Islaamiyiinta.
Waqtigii ay Hay'adda Culimadu uqabteen Bixitaanka Ciidanka AMISOM oo maanta ku eg iyo AMISOM o Hub horleh lasoo degaysa.
Maanta oo ay Taariikhdu ku beegantahay 28-ka Bisha June waxay ku beegantahay Mudadii ay Hay'adda Culimada Soomaaliyeed u qabteen joogitaanka Ciidanka AMISOM ee Muqdisho jooga.
War Deg Deg ah: Dagaal u dhexeeya Al Shabaab iyo Haraadigii Maxaakimta oo ka bilaawday degmada Ceelbaraf Gobalka Sh/Dhexe.
Dagaallo qaraar oo u dhexeeya Maleeshiyaadkii Maxaakimta ee looga adkaaday dagaalada iyo Xoogaga Al Shabaab ayaa Goordhaw oo saaka ah ka bilaawday degmada Ceelbaraf
Mas'uul la sheegay in uu Indha Cadde Wakiil uga ahaa Gobalka Sh/Hoose oo ay Al Shabaab Xabsiga dhigeen.
Maamulka Xarakada Al Shabaab u qaabilsan Gobalka Sh/Hoose ayaa maanta Weerar ku qaaday guri uu degmada Baraawe ka deganaa gudoomiyihii hore ee degmada Baraawe
Sheekh Daahir Cadoow Gudoomiyihii Maxaakimta Gobalka Sh/Dhexe oo la sheegay in uu ku go'doonsanyahay meel ku dhaw deeganka Ceelbaraf.
Tafaasiil dheeri ah ayaa kasoo baxaysa halka uu ku suganyahay gudoomiyihii Maxaakimta dowlada raacsan uqaabilsanaa Gobalka Sh/Dhxe Sheekh Daahir Cadow Dheere
Hubkii uu Maraykanku u balan qaaday Dowladda KMG oo galabta Muqdisho soo gaaray.
Markab saanada Ciidan u sida dowladda KMG ayaa galabta kusoo xitay Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho waxaana la hakiyay dhamaan dhaq dhaqaaqyadii ganacsiga dekadda Muqdisho.
Madaxtooyada Soomaaliya oo soo saartay Hanbalyo ku aadan Maalinta Xuriyada Dalka Jabuuti
*Waxaa farxad ii ah inaan idiin soo gudbiyo Warsaxaafadeed ku aadan Maalinta Xuriyada Gobolada Waqooyi * ** *Mahadsanidiin* ** *C/qaadir Maxamed Cusmaan * * * * **Warsaxaafadeed* *Ref: 1505/W/WWM/09* *Khamiis: 26-06-
Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Dowladda oo mar kale dibadda uga baxay Magaalada Muqdisho.
Wasiiro iyo Xildhibaanno katirsan dowladda KMG Somalia ayaa bilaabay in ay dibadda uga baxaan magaalada Muqdisho oo ay dagaallo culus ku dhaxmarayaan Xoogaga Islaamiga ah iyo kuwa dowlada.
Al Shabaab oo isku balaarisay deegaanada uu kasoo jeedo Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed iyo Gudoomiyihii gobalka oo diidan in uu is dhiibo.
Xoogaga Islaamiga ah ee dagaalada kula jira Ciidanka dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa bilaabay in ay isku fidiyaan deegaanno muhiim ah oo ay ku xooganaayeen taageerayaasha madaxweyne Shariif Sheekh Axmed.
AMISOM oo sheegtay in ay Idaacad taageerta Dowlada ka furayso Muqdisho iyo Saxafiyiintii dhawaan shaqada joojiyo oo shaqaale ka noqo doono.
Ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa maalmaha soo socda Albaabada ka furaya Idaacad xoog leh oo taageeri doonto dowladda KMG Somalia.
Muddu 100-sana ah kadib Gudoomiyihii degmada B/xaawo oo xilka si sumcad leh uga degay.
Gudoomiyihii degnada B/xaawi gobalka Gedo ayaa markii ugu horaysay si nabad gelya ah uga degay xilkii gudoomiyanimo oo uu ka hayay degmadaasi tan iyo markii la aas aasay degmada
Dowladda Federaalka oo Maanta Lacago u qaybisay Qoysaskii ay ka geeriyoodeen Askartii Dowlada ee ku dhintay dagaalada Muqdisho.
Dowladda KMG Somalia ayaa aanta Lacago u qaybisay qoysaskii ay ka dhinteen Kontomeeyo Dhalinyara ah oo katirsanaa Maxaakimta islaamka ee dowladda ku biiray.
Sheekh Aweys oo maanta sheegay in ay sii wedayaan dagaalada kusii fidaya xarumaha dowlada.
Sheekh Xasan Daahir Aweys hogaamiyaha Ururka Xisbul Islaam ayaa maanta soo bandhigay Mowqifkiisa ku aadan dagaalada ka socdo magaalada Muqdisho iyo dalabka Ciidan Shisheeye,.
MPs Say They Have Talks With Islamist Organizations in Hiran Region
The Somali MPs who reached Beledweyn town in Hiran region on Tuesday said Wednesday that they have talks with the Islamist organization of Harakat Al-shabab Mujahideen and Hisbul Islam in the region.
AU mission to start radio station in Somali capital - Ugandan report
Text of report by Risdel Kasasira entitled "AU to start radio in Somalia" published by leading privately-owned Ugandan newspaper The Daily Monitor website on 24 June
Interim Arab parliament calls upon Arab League, AU to meet over Somalia
The Speaker of the interim Arab parliament has called for an urgent ministerial level meeting on the deteriorating situation in Somalia. The Speaker of the interim Arab parliament, Hadiya Bin Amir, has called upon foreign ministers from Arab
Munaasabadda Maalinta Olambikada Adduunka oo Si Weyn Looga Xusay Muqdisho.
MUQDISHO: Munaasabadda Maalinta Olambikada Adduunka (Olympic Day) ayaa waxaa si weyn looga xusay dalka Soomaaliya , garoonka Olympic Fitness Center ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa
Sarkaal la sheegay in uu katirsanaa Maxaakimta Dowlada taageersan oo Maant Muqdisho lagu dilay.
Kooxo Hubaysan ayaa Magalada Muqdisho si qarsoodi ah ugu dilay Sarkaal katirsanaa Maxaakimta Islaamka ee u xuubsiibtay Dowldda Federaalka Soomaaliya
Aqoonyahanada Gobalada Bay iyo Bakool oo ku goodiyay Dagaal culus lageli doonaan Ciidanka Itobiya haddii ay Gobaladooda soo galaan.
Aqoonyahanada kasoo jeedo Gobalaa Bay iyo Bakool ayaa shaaca ka qaaday in ay dagaal lageli doonaan Ciidanka Itoobiya hadii ay isku dayaan in ay dib ugusoo laabtaan magaalada Muqdisho.
Kobo Kudukade oo Al Shabaab ugu xilsaaran Dagaalada ka socda Waqooyiga Muqdisho oo meelo Muhiim ah qabsaday.
Deegaanno katirsan Waqooyiga Magaalada Muqdisho waxaa weli ku sugan qaar katirsan Xoogaga Islaamiyiinta ah ee dagaalada qaraar kula jiro Dowladda KMG Somalia.
Wiil Soomaaliyeed oo kamid noqoday Ciyaartoyda da’da yar ee kooxda FC
Kooxda kubadda cagta ee FC Chelsea ayaa markii ugu horaysay taariikhda waxaa ay heshiis 5 sano ah la saxiixatay Mukhtaar Cali Afgooye oo da’diisu tahay 12 Jir, Wiilkan ayaa kamid noqonaya Chelsea Academy ee Ciyaartoyda da’doodu ay ka yartahay 13 sano jirka ee kooxdaasi kubadda cagta ee dalkan Britain.
Xoogaga Islaamiga ah oo markii ugu horeysay gargaar Banii'aadminimo gaarsiiyay barakacayaasha Muqdisho.
Xoogaga Islaamiga ah ee ku sugan degmada Heliwa ayaa gurmad markii ugu horeysay u fidisay boqollaal shacab ah oo ilaa xalay ku barakacayay deegaanada dhaca duleedka Suuqa Xoolaha kuwaasi oo kasoo cararayay dagaalada Kaaraan.
Dawladda Kenya oo u dhaaratay xoogaga Islaamiga ah ee Somaliya.
Xukuumadda dalka Kenya ayaa u dhaaratay xoogaga Islaamiga ah ee ku sugan Koofurta Somaliya iyadoona wacad ku martay in aysan ka gacma laaban doonin xaaladaha kasoo kordhay gudaha dalka Somaliya.
Xarakada Al-Shabaab oo jawaab deg deg ah kasoo saartay hadalkii shalay ee dawladda.
Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab oo goor dhaweyd saxaafadda la hadlay ayaa kaga jawaabay dalabkii ay dawladda KMG aheyd ugu jeedisay dawladaha Caalamka in ay kasoo gaaraan in ay iyana Allaah u qeylsanayaan oo ay gargaar weydiisanayaan.
Page 1 of 171 1 2 3 4 > >>
Latest Active Forum Threads
Forum Thread Replies Last Post
General Discussions Chinese New Year 0 Afaaro 26-01-2009 13:40
Ila Qosol - Jokes Intee Nooc Buu Ku Bilaabmaa... 4 khadar 21-01-2009 18:12
General Discussions Can You Find Love On The In... 8 Afaaro 20-01-2009 11:16
Politics - General Discussions cudurka soomaaliya waa xaba... 0 khadar 17-01-2009 17:43
General Discussions Su,aalo furan Iyo jawaabo ... 1 lamaane 17-01-2009 00:29

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.











































Users Online
Guests Online: 275
No Members Online

Registered Members: 828
Unactivated Members: 1
Newest Member: gloria4love