Home Baafin Chat  Somali Music Forum Opinion Tacsi Hambalyo About Us More
Search Contact Us

 

However, the Somali journalist Abdul Rahman said the island's plain that the disturbances are still limited and large, He pointed out that due to the non-arrival of aircraft from Nairobi to the city airport khat because of the control of the Islamic courts. This development came after the departure of thousands of residents of Kismayo to welcome the forces of the Islamic courts control. The crowd gathered early in the morning to wat hamarey ch the Islamic militants who have entered the third largest city in Somalia without fighting. Authorities have shown the Juba Valley Alliance resistance forces to the courts, Some even rushed to pledge to work with them, said Abdi Mohamed deputy police chief in Kismayo "I am happy with this change and welcome the new. the police chief and I will work with the Un markacadey markacadeey.com markacadeey.net ion of Islamic courts. " Courts forces have begun patrols in the st markacadey banadir city xamar heeso somali markacadeey reets of Kismayo to control the situation following the protest, calling on the population to be calm and get to work.
 
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo kaga digay dadweynaha gobolka Hiiraan in ay dhibaateeyaan dadkii lasoo shaqeeyay Maxaakimta islaamka.
Published: 31 December, 2006 13:37
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Aadan Garaaso oo socdaal ku maraya gobolka Sh/Dhexe ayaa ku dhawaaqay in dhamaan ay cafis yihiin masuuliyiinta iyo ciidamada maamulkii Maxaakimta Islaamka ee gobolka Hiiraan,isl markaana cidii wax u geysta lala xisaabtami doono.
 
Aadan Garaaso waxa uu u sheegay dadka ku dhaqan gobolka Hiiraan in ay isi saamaaxaan isla markaana ay ka joogasdaan wax kasta oo dhibaatooyin u keeni karaya amaanka guud ee gobolka Hiiraan oo uu sheegay haatan in ay la wareegtay dowladad FS.
 
Garaaso waxaa uu si cad u sheegay in gudoomiyihii Maxkamada Islaamiga aheyd ee gobolka Hiiraan Sh.Faarax Macalim Max'ud uu cafis yahay isla markaana uu ku jirin liiska ay dowladda FS ka dooneyso in ay ka beegsato maxaakimta Islaamka.
 
Waxaana sidoo kale uu sheegay in qof waliba ee hore ulasoo shaqeeyay Maxaakimta Islaamka uu haatana la shaqeyn karayo Dowladad FS,waxaana uu si gaar ah u sheegay ciidamadii Maxkamada Islaamiga ah ee Gobolka Hiiraan in loo diyaar yahay hadii ay shaqo rabaan.
 
Aadan Garaaso waxaaa uu diiday in dadka lagu bartilmaameedso Maxaakimta darteed waxaana uu u sheegay dadka gobolka Hiiraan in ay iska iloowaan iska aar gudasho iyo wixi lamid ah,dowladda FS ay u timid sidi dalka ay maslaxad uga dhalin laheyd.
 
Warar soo baxayay ayaa sheegayay in dadweynaha gobolka Hiiraan ay ku dhaarteen in ay bartilmaameedsanayaan qaar kamid ah hogaanadii Maxkamada gobolkaasi oo ay ku eedeeyeen in ay ku gobod faleen intii ay hayeen talada gobolka Hiiraan.

Watch Online Television - Free Internet TV Channels

Fikrada Dadweynaha

Wixii siyaasad, Qabiil iyo arimaha Somaliya kusaabsan ku soo qorta halkaan

Jibriil Nuur Alghamidi

Wakiilka MaraCadey - Mogadishu

Wararkii ugu Dambeeyey Somaliya

 
 
 

Contact us at: info@markacadey.net

Copyright © 2007 MarkaCadey.Net All Rights Reserved